“Hogaan” - Leadeerchip – 1988

“Hogaan” - Leadeerchip – 1988

Cali Saciid & Ciilmi Dheere – Maro Aquarell – 100×70 – Golol Art Gallery

Ratigu waa Dalkii, waxa saaran waa Hantidii, hogaanka ratiga waxaa haya hogaamiyihii oo toorey la dhacaya. Shacbigii qaar baa Hantidii badbaadinaya, qaar baa billiliqeysanaya, qaar baa ratigii wax ka dilaya. 1990kina iyo wixii ka dambeeyay sidaa bay u dhacday. Asle: The camel is the symbol of the nation, its load are the resources, the leader is the one hitting the camel with a dagger, the civilians some of them are looting, some taking part in the killing and some trying to save. In 1990 and afterwards it happened exactly like that.

Cali Saciid & Ciilmi Dheere – Maro Aquarell – 100×70 – Golol Art Gallery